WAJAALE NEWS

Xukumada Jsl Oo Raashin Gaadhsiisey Bulshada Deegaanka Tukaraq Iyo Gambadha Ee Gobolka Sool

TUKARAQ(W,N)-Haayada udiyaar garowga aafooyinka ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay bulshada ku nool deegaanka tukaraq iyo gamabadha ee gobolka sool.

Deeq raashinka ah oo xukuumada Somaliland kasoo gaadhay dalka sucuudiga ayaa faah faahin ka bixiyay siciid cabdi gaboobe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version