WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Awaamiir Uu Faray Ciidamada Booliska.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland dabagale ayaa ka hadlay curashada bisha barakaysan ee ramadaan

Sidoo kale taliye dabagale ayaa ciidamada booliska faray bisha ramadaaan awgeed in ay libin laabaan heeganka ay ugu jiraa hawlaha qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version