HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed oo kamid ah gudida heer qqaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan ganacsatada aan wali u hogaansamin awaamiirtii gudida/
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;