WAJAALE NEWS

Guddida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Covid 19 Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan Kula Yeeshay Ganacsatada Somaliland JSL.

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee ka diyaar garowga xanuunka coronavirus ayaa kulan la yeeshay ganacsatada Somaliland kaasi oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada

Kulankan ayaa lagaga hadlay arimo door iyo sidii ganacsatadu uqayb qaadan lahaayeen gurmad lagu caawinayo danyarta Somaliland

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version