WAJAALE NEWS

“Dalkani Isbadal Deg Deg Ah Ayuu Ubaahan Yahay” Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay.

HARGAYSA(W,N)-Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal Oo kamid ahaa saraakiishii Snm ee dalka jamhuuriyada xilal kala duwana kasoo qabtay xukuumadihii Cigaal Iyo Riyaale ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dhawaaqa kasoo yeedhay madaxdgaqameedka Somaliland qaarkood maalmahan udanbeeyay

Siyaasi ayaa cabdilaahi dirawal ayaa sheegay in salaadiintu saxsan yihiin mar haday xukuumadii aamustay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version