WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Uu Soo Gaadhay Mishiinkii Lagu Baadhayay Coronavirus

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa shaaciyay in uu soo gaadhay mishiinkii lagu baadhayay dheecaanka coronavirus .

Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa gaadiid lagu wacyigaliyo gobolada dalka u kala diray guud ahaan dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version