HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada ayaa xaqiijiyay kontinar mobile ah oo marka sonkor ahaan lag cashuray oo lagu qabtay kastamka magaalada berbera isagoo sheegay in talaabo laga qaadayo cidkasta oo lug ku yeelanta qorshaha musuq maasuq oo ka dhacay kastamka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;