WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suldaan Luuqad Adag Kula Hadlay Madax-dhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Uhanqal Taagay Somaliya,Xusuusiyayna Dhibtii Dalkan Loosoo Maray!

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed (Maxamed Case)Ooo kamid ah madaxqameedka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay qaarkamid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo u hanqal taagay somaliya iyo midnimo danbe,farogaliyayna shaqadii xukuumada Shacabka Somaliland  u igamadeen.

Sdoo kale suldaanka ayaa dadka somaliya uriyaaqaya xusuusiyay dhibtii iyo halgankii loo soo maray Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/SQEiKHIX4mE

Exit mobile version