HARGAYSA(W,N)Xukuumada somaliland ayaa xabsiga utaxaabtay maamulka huteelka sky eek u yaala agagaarka madaarka cigaal ama xaafada masalaha kadib markii ay diideen in huteelkooda lagu soo xereeyo dadka dalka dibadiisa kayimaada oo xukuumada shaacisay in 14cisho la hubin doono xaaladadooda caafimaad si looga hortago xanuunka coronavirus.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAARKAMID SHAQAALAHA HUTEELKA OO KA HADLAY QAABKII XUKUUMADU ULA DHAQANTAY;