WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Ka Dhacay Magaalada Beled Xaawo Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac.

BELED XAAWO(W,N)-Dagaal udhexeeyay ciidamada dawlada fadaraalka somaliya iyo kuwa maamul goboleedka juba land oo uu hogaaminayo wasiir cabdirashid janan ayaa maanta ka dhacay deegaanka beled xaawo Oo katirsan gobolka Gedo kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Khasaaraha dhimasho ayaa lagu sheegay in ay ku dhinteen ilaa 10 qof halka uu dhaawucu intaa ka badan yahay,

Wararka laga helayo magaalada beled xaawo ayaa sheegaya dagaal culus ka dib in  hada magaalada beled xaawo ay gacanta ku hayaan ciidamo taabacsan dawlada fadaraalka somaliya.

dhanka kale ciidamada maamul goboleedka jubaland ayaa ku sugan meel aan aad uga fogayn magaalada beled xaawo kuwaasi oo jooga xadka ay somaliya la wadaagto kenya iyagoo halkaasi isku soo urursanaya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version