LOWYO CADO(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa saaka aroortii hore xidhay xadhka ay wadaagaan somaliland ee lowyo cado iyo guud ahaan xadka labada dal ay wadaagaan
Wararka laga helayo xadhiga jabuuti ku samaysay xadka ay somaliland wadagaan ayaa sheegaya in durba ay saamaysay shacabka ku dhaqan labada dhinac ee xaka gaar ahaan lowyo cado oo cunada ay isticmaalaan qaarkood uga iman jirtay magaalada jabuuti
Xukuumada somaliland ayaa wali iyadu ka hadla xadhiga xadka ee kayimid dhinca jabuuti halka dawlada jabuutina aanay wax faah faahin ka bixin sobobta ay xadka uxidhay wakhtigan
Dhanka kale gaadiid rakaabka yo dadka side ee ka kala socday labadadhinac ayaa ku xaniban xadka
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/wW9SE15CZ2M