BURCO(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka ee xukuumadii axmed siilaanyo saleebaan xaglatoosiye ayaa waxba kama jiraan wararka sheegaya in gudoomiyenimada xisbiga kulmiye lasiinayo wasiirka warfaafinta saleebaan cali koore balse uu yahay war dadka sheegeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;