WAJAALE NEWS

Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco Oo Ka Furmay Magaalada Burco.

BURCO(W,N)- Shirka ay wada qabsanayaan beelaha habar jeclo iyo habarv yoonis ayaa saaka si rasmi a uga furmay magaalada burco ee gobolka togdheer.

waxaana shirkan kasoo qaybgalay adaxdhaqamed, siyaasiyin iyo wax garadkale.

 

Exit mobile version