WAJAALE NEWS

Daawo: Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ka Hadashay Diyaar Garowga Corona Virus

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeya ayaa waxaa uu ka hadley diyaar garow aahaan sidii ay ugu diyaar garoobeen ka xukumad ahaan xanuunka Coronavirus oo shalay dalka Itoobiya laga helay qofkii ugu horeeyay.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version