Berbera (WJN)- Waxaa maanta si rasmi ah xilalkii loogu kala wareejiyay Maareeye ku xigeenka cusub ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland u soo magacaabay dekedaha iyo Mareeye ku xigeenkii hore.
Waxaana labadaasi maareeye ku xigeen xilalka u kala wareejiyay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/K7BLPx0HEVc