WAJAALE NEWS

DAAWO;-Bandhigii Xalay Ee Wariye Maxamed Haldoor Oo Madasha Qiiro Galiyay Iyo Gudoomiye Cirro Oo Gaadhi Ugu Deeqay.

HARGAYSA(W,N)- Wariye maxamed haldoor oo ah wiil naafo ay islamarkaana tug dheer usoo galay sidii uu warbaahinta uga mid noqon lahaa ayaa habeenkii xalay ahaa bandhig uu kaga waramayo waxyaabihii ka horyimid mudo toban sano ah ayaa soo bandhigay dhacdooyin murugo galiyay shacabkii kasoo qaybgalay munaasibadan.

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga wadani oo kamid ahaa ka qaybgalayaashii ayaa gaadhi ugu deeqay wiilkan naafada ah oo baahi wayn uqaba wax uu ku socdo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version