WAJAALE NEWS

Raysal-Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Soo Bandhigay Khariirad Halis Ku Ah Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa barta uu kuleeyahay twiter ku baahiyay khariirad daeeno kala duwan abuurtay taasi oo gabi ahaanba meesha ka saartay gayiga Somaliland taasi oo muujisanay khariirada uu Raysal wasaare Abiy Baahiyay sheegaysa xuduudaha dalka itoobiya iyo sida uu Somaliland dhulkeeda ugu darsaday’

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/XNLeAEBvTlo

 

Exit mobile version