JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar) ayaa Galabka kusoo guryo noqday Caasimada jig jiga ddsi isagoo Safar mudo qaatay ugu maqnaa deegaanka oromiya oo uu kaga Qaybgalay shir lagu baranayay hanaanka xisbiyada PP.
Madaxwayne Mustafe ayaa ka warbixiyay safarkiisa iyo Waxyaabaha Usoo Qabsoomay,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/Ty-hMaa13yI