HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa khudbadiisii laba gole ku sheegay in aanay jirin safar uu raysal wasaaraha itoobiya ku imanayo Somaliland iyo martiqaad uu madaxwaynuhu ubalan qaaday
Hadaba hadalka kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland dhaawac intee leeg ayuu ku keeni karaa xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya
Xildhibaan waabeeye ayaa lafo gur ku sameeyay hadalka madaxwaynaha ee furista ururada oo aanay wali gaadhi wakhtigii loo cayimay in la furo asxaabta balse biixi ku dhawaaqay in uu haa furayo
Sidoo kale xildhibaan waabeeye ayaa tafasiil ka bixiyay hadalkii wasiirka arimaha dibadu ku sheegay socdaalka madaxwaynaha ku tagay Adis ababa iyo kala duwanaanshaha hadalkii madaxwayne biixi ku sheegay casuumada uu ku tagay itoobiya iyo kulan uu la yeeshay madaxwaynaha somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FALANQAYNTA WARKAN;