GABILEY(W,N)- Xoghayaha dawlada hoose ee gabiley iyo iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa kormeer kusoo maray jidadka hore looga qorsheeyay magaalada gabiley
Masuuliyiinta ayaa furay wadooyin la xdhay iyagoo shacabka ugu baaqay in ay digtoonaadaa in ay xidhaan wadooyinka la qorsheeyay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;