WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Madaxwayne Bixi, Kuna Baaqay In Doorashada Madaxtooyada Lasoo Dedajiyo.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyayaasha xisbisbiyada Ucid Iyo Wadani oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha somaliland oo ay ku eedeeyay in uu taladii dalka la anbaday islamarkaana uu taladii dalka ka dhigay tukaan uu isagu leeyahay qaaday wadadii talidii taliska,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version