WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Agabar Ee Gobolka Gabiley.

AGABAR(W,N)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa kormeer ku tagay degmada agabar ee gobolka gabiley isagoo soo kormeeray ceelasha biyaha ee dadwaynaha reer agabar ka cabaan.

Sidoo kale Wasiirka biyaha ayaa balan qaaday in dayactir lagu samayn doono ceel biyood qadiimiya oo ku yaala degmada Agabar Oo wakhtigan  ubaahan in deg deg ah loo dayactiro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ;

 

Exit mobile version