WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Ka Diyaariyay Dhibaatada Ay Qabyaaladu Ku Hayso Bulshada Jsl Q2Aad.

HARGAYSA(W,N)- Wariye Cabdisalaan Hereri ayaa barnaamij dhinacyo badan taabanaya ka diyaariyay dhibaatada ay qabyaaladu ku hayso bulshada reer somaliland isagoo waraysi dhinacyo badan taabanaya layeeshay haldoorka bulshada iyo waxgaradka.

Sidoo kale Wariye Hereri ayaa dhibta qabyaalada kusoo qaatay saamayntii ay ku yeelatay shacabka ku nool deegaanka ceel afwayn oo dhawaan kasoo doogay colaad mudo dheer socotay oo u dhaxaysay beelaha walaalaha ee wada Dega deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;

Exit mobile version