WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Dilka Loogu Fuliyay Ragii Kufsaday Caasha Ilyees Iyo Dareenka Aabaha Dhalay Caasha.

GAALKACAYO(W,N)- Dawlada punthland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay laba kamid ah ragii kufsiga iyo dilka ugaystay caasha ilyees oo ahayd 12jir.

Sidoo kale aabaha dhalay gabadha  ladilay ayaa ka dareen celiyay sida loo fuliyay qisaastii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version