Hargeysa (WJN)- Eng: Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii SNM ayaa waxaa uu si adag uga hadley raali-gelintii iyo cudur daarkii uu shalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ka bixiyay xasuuqii ay dawladii Maxamed Siyaad Bare ka gaystay Somaliland.
Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa uu sheegay in aanay marnaba aqbalayn raali-gelintaasi uu Farmaajo ka bixiyay xasuuqaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka