HARGAYSA(W,N)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland kana tirsan xisbiga wadani ayaa lalayeeshay waraysi xasaasiya kaasi oo uu kaga waramay xaalada dalka muranka xukuumada iyo xisbiyada mucaarid iyo somaliya ee safarkii farmaajo iyo damaca raysal-wasaare abbey.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;