Hargeysa (WJN)- Guddida joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Gudddoomiyaha bangiga dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi, iyagoona gudoomiyaha ay iska xogwaraysteen arimo badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/gtt3Ewq–c4