GABILEY(W,N)- Dhalinyarada gobolka gabiley ee ka baxay jaamacadaha ayaa markii uhoarsay fursad uhelay ka gobol ahaan in ay ka qaybgalaan barnaamijka shaqo qaran.
Waxaana saaka jaamacada timacade wajigii labaad ee shaqo qaran ufafhiistay boqolaal kamid dhalinyrada gobolka gabiley.
Maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiinta gobolka gabiley ayaa soo kormeeray dhalinyaradan ufadhiisanaysay imtixaanaadka kuwaasi oo dhalinyarada ku dhiiri galiyay in ay dadaalaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;