WAJAALE NEWS

DAAWO;-22 Tuulo Oo Karirsan Degmada Faro-wayne Oo Shaaciyay In Ay Ka Go,ayaan Degmada Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-22tuulo oo katirsan tuulooyinka hoos yimaada degmada faro-wayne ee gobolka maroodi jeex ayaa shaaciyay in ay go,ayaan degmada ay katirsanaayeen

Odoyaasha iyo maamulka tuulooyinka qaar ayaa sheegay in ay cadaalad daro katirsanayaan saami maamulka degmada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/GbAwdxISPkc

Exit mobile version