WAJAALE NEWS

”Abiy Waxaan Leeyahay Farmaajo Hanoo Keenin Waa Magafee, Hadii Uu Hargeysa Yimaadana Xabsiga Madheera Ayaanu Gaynin”Xildhibaan Indho Indho.

HARGAYSA(W,N)Xildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay raysal wasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed oo doonaya in uu somaliand kasoo dajiyo madaxwaynaha maamulka muqdisho

Dhanka kale xildhibaan cabdiqaadir indho indho ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne farmaajo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version