Hargeysa (WJN)- Xafiiska ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland ee dalka China ayaa waxaa ay soo saareen digniin iyo talooyin ku socda muwaadiniinta reer Somaliland ee doonaya inay booqdaan dalka China.
Warmurtiyeed uu soo saaray safiirka Somaliland ee dalka China ayuu shacabka reer Somaliland u diray Digniin ku saabsan cudurada ka dilaacay dalka China.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka waka