WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Gaadhay Degmada Arabsiyo

Arabsiyo (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye iyo wefti hogaaminayo ayaa maanta gaadhay degmada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Weftigan wasiirka Biyaha Somaliland waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Maamulka iyo masuuliyiinta degmada Arabsiyo.

Sidoo kale, wasiirka Biyaha Somaliland ayaa kormeeray xarumaha Biyaha degmada iyo qaybaha kala dawan ee ay ka kooban yihiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version