WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Amaro Cusub Dul Dhigtay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay,

HARGAYSA(W,N)- Wasaarada waxbarashada iyo Taclinta sare Ee Somaliland ayaa amaro cusub dul dhigtay dugsiyada gaarka loo leeyahay taasi oo ku saabsan ruqsad cusboonaysiinta dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Sidoo Kale Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ayaa Dugsiyada gaarka loo leeyahay ku wargaliyay in ay bixinayaan Cashuurta Ku Waajibtay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version