WAJAALE NEWS

Oday Kamida Dadka Ku Nool Deegaanka Fiqi Ayuub oo Wasaarada Macadanta Somaliland Ku Eedeeyay Falal Amni Daro

Fiqi-ayuub (WJN)- Oday Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali oo ka mid ah dadweynaha ku nool deegaanka Fiqi-ayuub ayaa waxaa uu wasaarada Maxdanta iyo Tamarta Somaliland ku eedeeyay inay falal amni daro ah kawado deegaankaasi.

Sidoo kale, oday Xasan ayaa dadka deegaanka ugu baaqay inay ilaashadaan nabadgeliyadooda, isagoona ku baaqay shir deg deg ah oo ay iskugu imanayaan waxgaradka deegaanka Fiqi-ayuub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version