Hargeysa (WJN)- Waxaa magaalada Hargeysa markii ugu horeysay laga daah-furay Majalad cusub oo lagu magacaabo Xaawa oo ka faaloon doonta arrimaha Haweenka.
Munaasibadan daah-furka Majalada ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland, Aqoonyahano iyo dadweyne tiro badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka