HARGAYSA(W,N)- Dawlada hoose ee casimada ayaa maalmihii udanbeeyay olole ay ku burisay meherado ganacsi ka waday badhtamaha suuqa gargaysa
Maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa ayaa sheegay in khasaare culus ay dawlada hoose gaadhsiisay dhuumo biyood dhexmara gudaha magaalada taasi oo sobobtay in dad badani biyo waayaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;