WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Ay Ansixin Doonaan Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyada Iyo Xukuumadu!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Axmed yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo lalayeeshay waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya ayaa sheegay in gole ahaan ay ansixin doonaan qodobada ay ku heshiiyeen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version