“Madaxwaynuhu Xafiiskiisa Ayuu Igula Dhex Dagaalamay Hooyadayna Wuu Caayay”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa sheegay in madaxwayne muuse biixi kula dhex dagaalamay qasriga madaxtooyada hooyadiina caayay
Dhanka kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in somaliland uabaahan tahay badbaado qaran islamarkaana ay qabanayaan shirwayne qaran oo dalka lagu badbaadinayo
HALKAN KAGA BOGO WARKAN GUDOOMIYE FAYSAL.