Tog wajaale(W,N)- Wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay Weheliyaan wasiirka Isgaadhsnta iyo technolajiyada,wasiirka hawlaha guud ,saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka gabiley ayaa Gaadhay Degmada magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley/
Wasiirka arimaha gudaha iyo masuuliyiinta weheliyay ayaa dhagax dhigay xarunta dawlada hoose ee Degmada Tog wajaale iyagoo kormeerna kusoo maray gudaha magaalada/
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;