HARGAYSA(W,N)- Wakiilka Cusub Ee Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland umagacaabay Dalka Noorway Amb Maxamed Aadan Liilan ayaa si rasmi ah xilkii ugala Wareegay Wakiilkii Hore Ee Somaliland Ufadhiyay Dalka Norwayn.
Munaasibad balaadhan oo ay xilka kula wareegayaan labadan masuul ayaa waxaa kasoo qaybgalay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka Norwayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;