HARGAYSA(W,N)- Sedex dhalinyaro ah oo h hore uga tahriibay Somaliland ayaa dib loogu soo celiyay magaalada hargaysa kadib markii laga soo qabtay dalka suudaan.
Safiir kuxigeenka somaliland ufadhiya dalka itoobiya Amb Barkhad M, Kaariye ayaa ka warbixiyay sida ay arintan uga hawlgaleen soo celintan dhalinyarada
Waalidiinta dhalay sedexdan dhalinyarada ah ayaa kusoo dhaweeyay madaarka caasimada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;