BOORAMA(W,N)-Suldaan Abshir oo xukuumada madaxwayne biixi mudo uxidhnaa laga geeyay jeelka madheera ayaa dib uhelay xoriyadiisii kaasi oo maanta siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada boorama
Suldaa Abshir ayaa ka hadlay xadhigiisii iyo qaabkii loola dhaqmay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;