HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Maxamuud cali hayste ramaax oo mudo 20cisho ka badan ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa sheegay in xadhigiisu ahaa mid sharcidaro ah islamarkaana ka baxsan habdhaqanka masuuliyadeed
Sidoo kle siyaasi ramaax ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne iyo maxkamada sare
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;