MUQDISHO(W,N)- Ergayga qaramada midoobay uqaabilsan ayaa ka hadlay suurto galnimada doorashooyinka somaliya ka dhaca 2020 iyo dadaalada ay beesha caalamku ugu jiraan in ay doorashooyinka madaxwaynaha iyo baarlamaanku ka qabsoomaan xili ay ku jirto xaalad siyaasadeed iyo sii xoogaysiga ururka Alshabaab.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;