Hargaysa(WJN) Abwaan xasan daahir (Weedhsame) ayaa la hadlay warbaahinta waxa uu faahfaahin ka bixiyay u jeedada uu isku yeedhay warbaahinta iyo cida ka dambaysay xaflad loogu talo galay in uu ka soo qayb galo waxan uu dhaliilo kala duwan u jeediyay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse biixi oo uu ku tilmaamay in ay ku xadgudubtay sharciyada dalka u dajisan.
https://youtu.be/1p5YRID6z2k
Hargeisa Office
Wajaalenews.net