HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka ee ucid iyo wadani oo shir jaraa,id oo wada jir ah ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maanta kasoo yeedhay biixi oo ahaa in ay kulmi doonaan
Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe shaaciyay in somaliland dhibta haysataa uu kow ka yahay madaxwayne biixi oo uu sheegayna in ay kursiga ka tuuraaan.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;