WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo ka Warbixiyay Kulan Uu Laqaatay Tvyada Madaxabanaan Iyo Aragtida Uu Ka Qabo Xadhiga Wariyayaasha!

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Warfaafinta somaliland saleebaan cali koore ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay maamulka tvyada madaxa banaan ee ka hawlgala dalka.

Sidoo kale wasiir koore ayaa shaaciyay aragttida uu ka qabo xadhiga wariyaasha iyo xubno saxafiyiin ah oo muqdisho u hayaamay.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version