HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland oo Ay Weheliyaan Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Masuuliyiin ka Tirsan Wasaarada ayaa shaaciyay in dhawaan la qabanayo tartanka kubada cagta Iyo kolayga oo dhexmari doonta kooxaha gabdhaha reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;