HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka ee somaliland ucid iyo wadani ayaa goor dhawayd kulan la yeeshay waftigii ka socday beesha caalamka oo ay hogaaminayeen safiirada ingiriska ,EUda Qaramada midoobay iyo wadamo kale Kaasi oo ka dhacay huteel maansoor
Waftigan ayaa dalka uyimid khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada kaasi oo salka ku haya komishanka doorashooyinka iyo dib udhacyada ku habsamay qabsoomida doorashooyinka
Xisbiyada mucaaridka ayaa ka warbixiyay arimihii ay ka wada hadleen waftigan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/m0JKboWWMLM