HARGAYSA(W,N)- Wafti culus oo ka socda wadamada beesha caalamaka ee Somaliland ka taageera dhinaca doorashooynka ayaa maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo kulankooii uhoreeyay la yeeshay ergadii dhex dhexaadinta khilaafka xisbiyada iyo xukuumada oo waftiganina usocdeen xa uhelidiisa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;